Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo qabsaday degaan hoos taga Cadaado

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo wata gaadiid dagaal ayaa maanta gaaray degaan lagu magacaabo Qaayib oo qiyaastii 90-Km bari kaga toosan degmada Cadaado. Saraakiisha Al-Shabaab ayaa dadka degaanka Qaayib u sheegay inay u yimaadeen sidii ay Maxkamad uga furi lahaayen degaanka. Waa markii ugu horeysay oo Al-Shabaab ay tagaan degaanka Qaayib oo hoos taga degmada … Continue reading Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo qabsaday degaan hoos taga Cadaado